Shirkadda Ihsaan Accounting and Business consulting xafiiskeeda Garowe, waxaa uu iibinayaa Gaadhi Wiish ah, kaas oo leh macluumaadkan hoos ku qoran:
⦁ Nooca Wiish: QinGong QLY25 Truck Crane
⦁ Inta Uu qaadi karo: 25 Ton
⦁ Model: 2016
⦁ Xaaladda Wiishka: Cusayb/Wakaalad
Hadaba, hadii aad danaynaysa wiishkaas iibka ah, fadlan la soo xidhiidh:
Tel: 00252-90-7-592627
Email: ihsaaninfo@gmail.com
You must be logged in to post a comment.